Muujintii 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii toddobadii onkod onkodeen, waxaan ku dhowaa inaan wax qoro; markaasaan maqlay cod samada ka leh, Shaabad ku xidh waxyaalaha toddobada onkod ay ku onkodeen, oo ha qorin.

Muujintii 10

Muujintii 10:1-11