Miikaah 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wiil wuxuu sharafjebiyaa aabbihiis, gabadhuna waxay ku kacdaa hooyadeed, oo naaguna waxay ku kacdaa soddohdeed, oo nin cadowgiisuna waa dadka gurigiisa.

Miikaah 7

Miikaah 7:1-10