Matayos 9:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu guriga galay ayay nimankii indhaha la'aa u yimaadeen. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma rumaysan tihiin inaan waxan yeeli karo? Waxay ku yidhaahdeen, Haah, Sayidow.

Matayos 9

Matayos 9:22-37