Matayos 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay.

Matayos 9

Matayos 9:13-30