Matayos 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu waxan kula hadlayay, waxaa u yimid taliye oo u sujuuday oo ku yidhi, Gabadhaydu haddeer bay dhimatay, laakiin kaalay oo gacantaada saar oo way noolaanaysaa.

Matayos 9

Matayos 9:15-24