Matayos 8:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu ku yidhi, Baxa. Markaasay baxeen oo galeen doofaarradii, oo daaqsinta oo dhammu jarka hoos bay uga yaacday ilaa badda, oo biyaha ku bakhtiday.

Matayos 8

Matayos 8:29-34