Matayos 8:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu yimid dhinaca kale oo dalka Gadareni, waxaa la kulmay laba qof oo jinni qaba oo xabaalaha ka soo baxaya, iyagoo aad khatar u ah, si aan ninna jidkaas u mari karin.

Matayos 8

Matayos 8:25-30