Matayos 8:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu wuxuu ku yidhi, Maxaad u baqaysaan, rumaysadyarayaalow? Markaasuu kacay, oo canaantay dabaysha iyo badda, oo xawaal weyn baa dhacday.

Matayos 8

Matayos 8:22-34