Matayos 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise ayaa ku yidhi, Dawacooyinku godad bay leeyihiin, shimbirraha cirkuna buulal bay leeyihiin, laakiin Wiilka Aadanahu meel uu madaxiisa dhigo ma leh.

Matayos 8

Matayos 8:12-22