Matayos 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si ay u noqoto wixii nebi Isayos lagaga dhex hadlay isagoo leh, Isagaa qaatay bukaankeennii, cudurradeenniina wuu isku raray.

Matayos 8

Matayos 8:11-23