Matayos 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin wiilashii boqortooyada waxaa lagu tuuri doonaa gudcurka dibadda ah. Meeshaas waxaa jiri doonta baroor iyo ilkojirriqsi.

Matayos 8

Matayos 8:11-16