Matayos 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxa quduuska ah eeyaha ha siinina, luulkiinnana doofaarrada hortooda ha ku tuurina, si ayan ugu tuman oo ayan idinku soo jeesan oo ayan idiinkala jeexjeexin.

Matayos 7

Matayos 7:1-16