Matayos 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Roobkii waa da'ay, daadkiina waa yimid, dabayshiina waa dhacday, wayna ku dhaceen gurigaas, wuuna dumay, dumiddiisuna waa weynayd.

Matayos 7

Matayos 7:19-29