Matayos 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xukunkii aad ku xukuntaan ayaa laydinku xukumi doonaa, oo qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydinku qiyaasi doonaa.

Matayos 7

Matayos 7:1-12