Matayos 6:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Shimbirraha cirka eega, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, maqsinnona waxba kuma urursadaan, oo Aabbihiinna jannada ku jira ayaa cunto siiya. Idinku miyaydnaan ka roonayn?

Matayos 6

Matayos 6:25-27