Matayos 6:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin ishaadu hadday xun tahay, jidhkaaga oo dhammi gudcur buu ahaan doonaa. Haddaba iftiinka kugu jira hadduu gudcur yahay, gudcurkaasu sidee buu u weyn yahay!

Matayos 6

Matayos 6:19-32