Matayos 5:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacantaada midig hadday ku xumayso, iska jar oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada geli lahaa.

Matayos 5

Matayos 5:27-31