Matayos 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha u malaynina inaan u imid inaan sharciga ama qorniintii nebiyada baabbi'iyo; uma aan iman inaan baabbi'iyo, laakiin waxaan u imid inaan wada oofiyo

Matayos 5

Matayos 5:13-22