Matayos 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabkaa lagu tuuraa.

Matayos 3

Matayos 3:9-14