Matayos 3:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Maalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya, oo leh,

2. Toobadkeena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay.

3. Waayo, kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi, Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.

Matayos 3