Matayos 27:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa wadaaddadii sare lacagtii qaadeen oo waxay yidhaahdeen, Xalaal ma aha in khasnadda quduuska ah lagu rido, waayo, waa dhiig iibkiis.

Matayos 27

Matayos 27:1-16