Matayos 27:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Bilaatos wuxuu ku yidhi, Haddaba maxaan ku sameeyaa Ciise kan Masiixa la yidhaahdo? Kulligood waxay wada yidhaahdeen, Iskutallaabta ha lagu qodbo.

Matayos 27

Matayos 27:18-27