Matayos 27:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise wuxuu hor istaagay taliyaha, oo taliyihiina waa weyddiiyey oo ku yidhi, Ma Boqorkii Yuhuudda baad tahay? Ciisena wuxuu ku yidhi, Waad tidhi.

Matayos 27

Matayos 27:10-17