Matayos 26:75 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu ciyin saddex goor ayaad i dafiri doontaa. Markaasuu baxay oo aad u ooyay.

Matayos 26

Matayos 26:69-75