Matayos 26:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaadkii sare dharkiisii jeexjeexay isagoo leh, Wuu caytamay. Maxaynu markhaatiyaal weli ugu baahan nahay? Bal eega, haddeer waad maqasheen caytanka.

Matayos 26

Matayos 26:64-71