Matayos 26:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu weli hadlayay ayaa Yuudas oo laba-iyo-tobankii ka mid ahaa yimid, isaga iyo dad aad u badan oo seefo iyo ulo sita. Waxay ka yimaadeen wadaaddada sare iyo waayeellada dadka.

Matayos 26

Matayos 26:45-53