Matayos 26:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Butros wuxuu ku yidhi, In kastoo aan leeyahay inaan kula dhinto, kolleyba ku dafiri maayo. Xertii oo dhammuna sidaasay wada yidhaahdeen.

Matayos 26

Matayos 26:32-41