Matayos 26:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay wax cunayeen, Ciise ayaa kibis qaaday oo barakeeyey, wuuna jejebiyey oo xertii siiyey oo yidhi, Qaata oo cuna. Tanu waa jidhkaygiiye.

Matayos 26

Matayos 26:18-33