Matayos 26:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadanahu waa baxayaa, siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.

Matayos 26

Matayos 26:19-30