Matayos 25:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii shantii talanti helay ayaa yimid oo keenay shan talanti oo kale, oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, waxaad ii dhiibtay shan talanti; eeg, shan talanti oo kale ayaan ka faa'iiday.

Matayos 25

Matayos 25:10-22