Matayos 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad maqli doontaan dagaallo iyo dagaallo hadalhayntood. Iska jira, hana baqanina, waayo, waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye.

Matayos 24

Matayos 24:1-14