Matayos 24:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa oo wata buun weyn, oo kuwuu doortay ayay ka soo ururin doonaan afarta jahood cirka meesha ugu fog ilaa meesheeda kale.

Matayos 24

Matayos 24:23-35