Matayos 24:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayuxuna ma nuuri doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa.

Matayos 24

Matayos 24:28-34