Matayos 24:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba hadday idinku yidhaahdaan, Bal eega, wuxuu joogaa cidlada, ha u bixina. Bal eega, wuxuu joogaa qolalka qarsoon, ha rumaysanina.

Matayos 24

Matayos 24:25-32