Matayos 23:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, koobka iyo saxanka dushaad ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa dulun iyo damacbadnaan.

Matayos 23

Matayos 23:15-33