Matayos 23:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaad leedihiin, Ku alla kii meesha allabariga ku dhaarta waxba ma aha, laakiin ku alla kii ku dhaarta hadiyadda dul saaran, wuxuu ku dhaartay waa lagu leeyahay.

Matayos 23

Matayos 23:9-28