Matayos 22:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin boqorkii markuu maqlay wuu cadhooday, oo askartiisii buu u diray oo baabbi'iyey kuwaasoo dhiig qabay, magaaladoodiina wuu gubay.

Matayos 22

Matayos 22:3-10