Matayos 22:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu ku yidhi isaga, Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan iyo naftaada oo dhan iyo caqligaaga oo dhan.

Matayos 22

Matayos 22:32-40