Matayos 22:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu yidhi, Haddii nin dhinto isagoo aan carruur lahayn, walaalkiis waa inuu naagtiisa dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.

Matayos 22

Matayos 22:21-26