Matayos 21:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin beerreydii goortay wiilkii arkeen, waxay isku yidhaahdeen, Kanu waa kii dhaxalka lahaa, kaalaya aan dilnee oo dhaxalkiisa aynu qaadannee.

Matayos 21

Matayos 21:29-39