Matayos 21:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo goortuu macbudkii galay, intuu wax barayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka, oo waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Oo yaa amarkan ku siiyey?

Matayos 21

Matayos 21:15-26