Matayos 20:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise joogsaday, oo intuu u yeedhay ayuu ku yidhi, Maxaad doonaysaan inaan idiin sameeyo?

Matayos 20

Matayos 20:24-33