Matayos 20:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Maxaad doonaysaa? Waxay ku tidhi, Amar in labadaydan wiil mid midigtaada, midna bidixdaada, boqortooyadaada ka fadhiistaan.

Matayos 20

Matayos 20:14-26