Matayos 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn inay ku kajamaan oo karbaashaan oo iskutallaabta ku qodbaan. Maalinta saddexaadna waa la sara kicin doonaa.

Matayos 20

Matayos 20:16-28