Matayos 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu Beytlaxam, oo dhulka Yahuudah ahay, Kuma aad yaridba caaqillada Yahuudah dhexdooda, Waayo, waxaa adiga kaa soo bixi doona taliye, Kan dadkayga Israa'iil u talin doona.

Matayos 2

Matayos 2:1-13