Matayos 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin goortuu Herodos dhintay, malaa'igtii Rabbiga ayaa riyo ugu muuqatay Yuusuf oo Masar jooga, iyadoo leh,

Matayos 2

Matayos 2:17-22