Matayos 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii naagtiisa ku fura wax aan sino ahayn, oo mid kale guursadaa, wuu sinaystaa. Oo kii guursada tii la furay wuu sinaystaa.

Matayos 19

Matayos 19:2-12