Matayos 19:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Annagu wax walba waannu ka soo wada tagnay, waana ku raacnay. Maxaannu haddaba heli doonnaa?

Matayos 19

Matayos 19:20-30