Matayos 19:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa dhacay in, goortuu Ciise hadalladan dhammeeyey, uu Galili ka tegey, oo wuxuu yimid soohdimaha Yahuudiya, oo Webi Urdun ka shisheeya.

Matayos 19

Matayos 19:1-5