Matayos 18:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuwii la shaqayn jiray, goortay arkeen wixii dhacay, aad bay u calool xumaadeen, oo intay sayidkooda u yimaadeen, ayay u sheegeen wixii dhacay oo dhan.

Matayos 18

Matayos 18:27-33